Gool hayihii Madaxweynaha noqday

Gool hayihii Madaxweynaha noqday
  • PublishedNovember 28, 2023

kani waa  Gool hayihii noqday madaxweynaha. Ee dooda badani ka dhalatay doorashadiisa.
Magiciisu waa  Javier Milei, 52 jir siyaasada ku cusub. wuxu helay in ka badan 50% codadkii la dhiibtay.

madaxweynaha cusub ee dalka Argentina ayaa loo doortay nin su’aalo badan layska weeydiinayo shakhsiyadiisa. iyo caafimaadkiisa dhanka maskaxda.

Wuxuu aha murashax u dhaqma qaab ka baxsan anshaxa siyaasada.

Wuxu sheegay inuu baa bi’in doono wasaaradaha. sida: wasaarada tacliinta ,caafimaadka ,sportska , hidaha iyo dhaqanka iyo bangiga dhexe.

Wuxuu balan qaaday  inuu joojindoono lacagta dalka, Kuna bedelidoono dollarka mareykanka.

Intii uu ku jirey olalaha doorashada wuxu eedaymo kulul u soo jeediyey dalal badan, sidoo kale wuxu aad u taageeray Israel.

Wuxu yiri : ” xiriirka ayaan u jaridoona shiinaha iyo braziil wax faaiidaha male kuwaasi “
markale wuxu yiri i . ” Xubanaha jirka  wa laga ganacsankaraa waa caadi aniga xubnahayga dad kale ayaa iska leh “.

Presidential candidate of the Liberty Advances coalition Javier Milei speaks after his victory over Sergio Massa, Economy Minister and candidate of the ruling Peronist, party in a presidential runoff election in Buenos Aires, Argentina, Sunday, Nov. 19, 2023. (AP Photo/Natacha Pisarenko)

Ninkan ayaa ku caanbaxay hadaladiisa kul-kul xiliga doorashada.  xitaa labadiisa waalid eedayn ayuu u soo jeediyey isagoo yiri ” wax xiriir ah lama lihi waayo way i dhibi jireen markaan yaraa”.

Markii lagu dhawaaqay guushiisa wuxu is ku daray bood bood  iyo qoobka ciyaar aan noociisa hore loo arag, dad badan ayaa shaki ka muujiyey xalaadiisa caafimaad ee dhanka maskaxda.

    Javier Milei  waxa uu ka tirsanyahay xisbiga midigta fog ee u ololeeya nadaamka liberalism-ka. dad badani waxay ku tilmaameen trumpkii 2 aad.

    Written By
    JiilPlus

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *