Soomaalidu waxay dhehaan “waa xaraash iyo xoola jaban “ maxa laga wadaa?

Sheygaasi waa xaraash marka aan maqalno waxa niyadeena ku soo dhacaya waa wax qiimo jaban lagu iibinayo, ama wax ka khaldanyihiin, sida alaab ciladaysan, ama la gadan waayey kadibna sidaas qiima jaban lagu xaraashayo, laakiin arrintu  sidaas maaha inta badan.

Waa maxay “xaraash” ?

Xaraashku waa hab lagu iibiyo hantida ma guurtada ah ama mid aan ma guurta aheyn iyadoo loo soo bandhigayo si daah furan, waxa u tartamaya shirkadaha iibsanayaa hantidaas ama shakhsiyaad, qiimaha ugu danbeeya ee alaabta waxa lagu go’aamiyaa tartan u dhexeeya iibsadayaasha daneynaya.

Qaabab kala duwan ayuu u dhaca xaraashka dadweynuhu, sida xaraashka hantida ma guurtada ah, xaraashashka farshaxanka, xaraashka baabuurta, xaraashka safamalka. Xarashaaka waxa soo qaban qaabiya xirfadlayaal ama dawlado, ama hay’ado sharci oo karti u leh.

Wax ku iibinta habka xaraashka waa qaab ganacsi oo dadka wax iibinayaa ku helaan qiimaha ugu sareeya shayga ama badeecada la iibinayo. sidoo kale iibsadayaashu waxay heli karaan alaab ka qiima jaban mida suuqa taala, sababta oo ah tartanka u dhexeeya iibsadayaasha.

Sidee loo sameeyaa xaraashka ?

Xaraashka waxa muhiim ah in la ogeysiiyo dadka hantida la xaraashayo noocyada ay ka koobantahay Sidoo kale waxa la sheegaa taariikhda iyo goobta lagu qabanayo si ay dad weynuhu uga soo qeybgalaan xaraashka.

Si uu u qabsoomo xaraashku waxa muhiim ah in la raaco talaabooyinka:

Waxtarka iibka xaraashka

Khasaaraha iibka qaabka xaraashka wax loo iibiyo waxaa ka mid ah :

Xaraashyada adduunka ugu caansan

Waxa jira xaraashyo caalami ah oo magac weyn adduunka ku leh wax aka mid ah:

Horumarka adduunku gaaray darteed waxa jira xarumo alaabaha lagu xaraasho oo Internet-ka dhexdiisa.

Hadaba soomaaliya ma leedahay xaruma caan ah oo lagu iibiyo alaabaha  xaraashka ah ?

Exit mobile version