Waxaa Si Rasmi ah Lo Sameyay isku Aaadka Wareega 16-ka Tartanka ugu Xiisaha Badan Qaaradda Yurub Heerka Kooxed, Uefa Champions League, Kaas Oo ay kaso Baxeyn kulamo Xiiso Leh.
Manchester City Oo Difaacanaysa koobkaan ayaa ka Badbaaday kooxaha Waaweyn halka PSG ay ku beegantay Real Sociedad.
Inter Milan ayaa iyagana ku Aaday Atletico Madrid Laakin Barcelona ayaa Af-libaax gashay oo ku dhacday Napoli, halka Arsenal ay waajahayso FC Porto iyadoo Real Madrid ay isku Beegmeen RB Leipzig.
Wareega 16-ka ee koobka champions League ayaa la ciyaari doonaa Lugte hore 13 iyo 14 bisha February ee sanadka 2024.
Halka Lugte 2-Aad la ciyaari doonaa 5 iyo 6 bisha March ee sanadka 2024.
Haddaba Isku-aadka wareegga 16-ka Champions League oo dhamaystiran Sawirkaan Ka Eeg.
