Weerarka xoogan ee ku socda Shirkada X (Twitter)

Jooji isticmaalka barta X, Waa halkudhiga weerarka xoogan oo ku socda shirkad space X , ee (hore loo oran jirey Twitter).
Olole ka dhan ah barta X , ayaa ka bilowday wadamada reer galbeedka intooda badan.
midowga yurub ayaa joojiyey iney wax ku xayeysiistaan barta X, sidoo kale shirkado waaweyn ayaa ku dhawaaqeyn iney joojiyeen la macaamilka shirkada X. Sida : IBM IYO APPLE
Hadaba maxa lagu colaadiyey maalqabeenkan addunka u taajirsan iyo shirkadiisa X? Arrintan ayaa timid ka dib markii mid ka mid ah ururada yuhuuda ee xag jir ka ah, uu barta X ku soo qorey hadal uu ku tilmaamayo cadaanku yuhuuda necebyihiin.
Hadalkaas wax ka falceliyey Ilon musk isagoo yiri: ”hadalka aad tiri waa mid xaqiiq ah”.
Arritani waxa ay dhalisay wereer dhanka afka iyo xanibaad in lagu soo rogo Ilon musk iyo shirkadiisa.
Mulkiilaha shirkada X, Ilon musk ayaa eedeymo kulul loo soo jeediyey ka dib markii uu taageeray dadka reer falastiin.

Ilon musk waa maalqabeenka adduunka ugu lacagta badan, Waa 51 jir u dhashay dalka Mareykanka.
waa mulkiilaha shirkada SpaceX, iyo shirkado kale hantidiisa waxa lagu qiyasaa in ka badan $$220bn
wuxu dhalasha ka hasyta saddex wadan oo kala ah: South Africa, Canada iyo US.
Ilon musk ayaa bartiisa X ku soo qorey ” maxkamad ayaan la tiigsan doonaa shirkada Media Matters iyo dhammaan kuwa gacanta ka geystay weerarka been abuurka ah ee shirkadeena “.
Perhaps by remembering the twenties merely as an enchanting series of novelties or the crude afterthought of a simpler past, we preserve the illusion of our own simple innocence,” mused historian Paula Fass in the introduction to her book The Damned and the Beautiful: American Youth in the 1920s.
Wuxuu kale oo soo dhigay qoraal dheer uu cinwaan ugu dhigay ” is garab taag shirkada X si aad u difaacdo xuriyada hadalka “.

Ololahan ka dhanka ah Ilon musk iyo shirkadiisa waxa daba kawada Isra’el oo rabta iney ka joojiso taageerista falastiiin.